Baarlamaanka oo si aqlabiyad leh u Aqbalay Codsigii Ra’isul Wasaare Xamse Barre u gudbiyay

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si aqlabiyad leh u meel mariyay codsi uu u gudbiyay Ra’isul Wasaare Xamse Barre. Ra’isul wasaaraha Soomaaliya ayaa ka codsaday xildhibaanada golaha shacabka in muddo toban cisho ah ugu daraan waqtiga uu kusoo magacaabayo golihiisa wasiirada oo dhaaftay mudadii uu … Continue reading Baarlamaanka oo si aqlabiyad leh u Aqbalay Codsigii Ra’isul Wasaare Xamse Barre u gudbiyay